WARARKA Kulan looga hadlayay Amniga iyo Nabadda oo lagu qabtay Baraawe. By admin - January 7, 2024 0 103 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose Maxamed Ibraahim Bare ayaa magaalada Baraawe ku qabtay Shir looga hadlayay Amniga iyo Xasiloonida Magaaladaasi. Cusmaan Cabdalla ayaa soo jeedinaya https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2024/01/WARKA-BARAAWE-BY-CUSMAAN-.mp3 Share this:FacebookX