Beeraleyda Jowhar oo ka hadlay dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadda.

0
116

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Beeraleeyda magaalada Jowhar ayaa sheegay in beero baddan ay burburisay fatahaadda wabiga Qaar ka mid ah beeraleeyda Jowhar oo ka hadlay  burburka dhaqaale ee fatahaadda  geysatay shabelle, waxaana hoos u dhacay dhaqaale ku xirnaa  dadka cagafta iska leh iyo kuwa shidaalka iibiyo

Maryama Shiikh cabdi ayaa soo jeedineysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here