Olole lagu dhiirigalinayo tacabka beeraha oo laga sameeyay duleedka Kismaayo.

0
70

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Company-ga Horn Agro oo ka shaqeeya Beeraha ayaa Olole wacyigilin ah oo lagu dhiiri galinaayo tacbashada usameeyay beeraleyda Deegaanada Buulo-gaduud, Yoontooy iyo Qaam-qaam.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here