Kulan looga hadlayay Horumarinta Nabadda oo lagu qabtay Warshiikh.

0
60

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulankan oo looga hadlayay Nabadda ayaa lagu qabtay degmada Warshiikh ee Gobolkani Shabeellaha dhexe, waxana kulan soo qaban qaabiyay wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladda hoose ee Maamulka Hirshabeelle.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here