Tababar ku saabsan ilaalinta dalaga oo lagu qabtay Garoowe.

0
88

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleeyda ku dhaqan tuulada Coon ee hoostagta degmada Garoowe ayaa tabar loogu qabtay qaar kamid ah beeraleyda deegaankasi.

Tababarka ayaa ku saabsanaa ilaalinta dalagyada iyo sidii asoo badqaba loogu iibgeeynlahaa suuqyada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here