Hirshabeelle oo Warshiikh ku qabatay tababar kor loogu qaadayo aqoonta Haweenka.

0
85

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabelle ayaa magaalada Warshiiq ku qabatay tababar kor loogu qaadaayo aqoonta Haweenka si aay qeyb uku noqdaan dhismaha golaha deegaanka degmada Warshiiq.

Waxaav Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here