Dugsiga farsamada gacanta ee Hargeysa oo dhismo cusub lagu soo kor dhiyay

0
103

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dugsiga farsamada gacanta ee Hargeysa ayaa lagu soo kordhiyay dhismo cusub oo lagu tala galay in dhalinyarada lagu baro farsmada Gacanta.

waxaa ka qeyb galay munaasbadda mas’uuliyiinta wasaarada waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland iyo mas’uuliyin katirsan wasaarada howlaha guud ee Somaliland iyo shirkada dhismaha ee SOM.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here