Mashruuc Indho Fiiqis lacag la’aan ah oo laga Bilaabay Baladweyne.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalka Hilaal oo ku yaala Magaalada Baladweyne ee xurunta gobolka Hiiraan ayaa bilaabay Olole Indhofiiqis lacag la’aan ah oo loogu talagalay dadka danta yar .

Ololahaan indhofiiqista lacag la’aanta ah ayaa waxaa loogu talagalay 300 ruux waxaana fulinaya Dr Shiine oo kaashanaya maamulka isbitaalka Hilaal.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here