Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inta la xaqiijiyay in kabadan 8 caruur ah ayaa ugeeriyootay cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baladweyne.
Isbitaalada magaalada ayaa xilagan waxaa yaalo dad kale oo uu soo ritay cudurka waxaana la tacaalaya dhaqaatirta caafimaadka.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.