Shaxda Ugu Fiican Sanadka 2023 Premier League Oo La Soo Saaray.

0
195

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Sanadka 2023 ayaa sii dhamaanaya iyada oo ay maalmo yar ka dhimantahay sanadka cusub ee 2024.

Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican sanadka 2023 ee sii dhamaanaya iyada oo la soo xushay xiddigaha qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay.

Shabakada Livescore ayaa soo xushay shaxda ugu fiican sanadka 2023 ee horyaalka premier League.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 3 xiddig iyaga oo la soo xushay xiddigaha soo bandhigay qaab ciyaareedka fiican.

Kooxda Arsenal ayaa ku xigta oo shaxda ku leh 2 xiddig Halka kooxaha Newcastle, Tottenham iyo Brentford ay shaxda ku leeyihiin min hal xiddig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here