Olalaha Wacayi galinta Ilaalinta Nadaafadda oo laga Bilaaway Baydhabo.

0
110

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii la dhisey wadooyin Laami ah Gudaha Magaalada Baydhabo kuwaas oo leh Biyo mareeno waxayna bedeleen muqaalka Magaalada,balse waxaa jira dad badan oo wadooyinka soo dhiga qashinka ay isticmalaan haba ugu badnaadaane dadka ka Ganacsada wadooyinka waxaana halkaas ka dhashay Bulaacado sababi karta Caafimaad daro oo halis ku ah Bulshada Magaalada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here