Dhaqaatiirta Jowhar oo ku Baaqay in Carruurta laga Tallaalo Cudurka Jadeecada.

0
133

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cudurka Jadeecada waxaa keeni kara jeermis iyo varus, waa cudur dilaa ah oo ku dhaca inta badan caruurta yar yar ee jira halka sano ilaa afarta sano inta udhaceysa.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here