Kulan lagu heshiisiinayay beelo dagaalamay Oo lagu qabtay Dagmada Warshiikh.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid dib u heshiisiin ah isla markaasina ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxaa ka soo qeyb galay odiyaasha dhaqanka,aqoonyahno iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhaxe.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here