Tababar kusaabsan xalinta khilaafaadka oo laga furay Qardho

0
66

Jowhar (Radio Isnaay)- Daladda Bulshadda Rayidka PUNSA ee maamulka Putaland ayaa maagalada Qardho ku qabatay tababar la xiriira xalinta khilaafaadka iyo wada xaajoodka kaas oo loo qabtay bulshada magaaladaasi.

Daahfurka Tababarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Degamada Qardho, madax kasocotay Dalada Punsaa , iyo bulshada loo qabtay tababarkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here