Ciyaartoyda Hirshabeelle oo loogu baaqay in kaalin muuqata ay ka qataan tartanka maamul goboleedyada.

0
128

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tartanka Kubada Cagta maamul goboleedyada dalka ayaa maalmaha inagu soo aadan waxaa uu ka bilaawan doona Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Hirshabelle oo sanadkii labaad ka qeybgaleysa tartankan ayaa wadda dadaalo lagu doonayo sidii loogu guleysan lahaa tartanka Kubadda Cagta maamul goboleedyada dalka.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here