Qoysas ku nool Muqdisho oo loo qaybiyay Deeq raashiin ah.

0
77

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Inkabadan 300 boqol oo qoys oo ku nool Degmada Xamar Jajab ayaa loo qeybiyay deeq raashiin oo ka timid Gudiga Olalaha Hooyo badbaadi hal qoys.

Deeqdaan ayaa waxa ay isugu jirtay Bariis, Baasto , Bur , Timir , iyo Nalala Solar ah oo ku shaqeeya Cadceeda.

waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here