Shirkada Filsan Oo Abuurka Beeraha usoo bandhigtay Beeraleyda Gobolka Shabeellaha dhexe.

0
124

Jowhar (Radio Isnaay)-Beeraleyda Magaalada Jowhar ayaa hada ku jira tacabka xilliga deyrta, halka kuwo kalana ay wali sugayaan inta ay ka gurayaan biyihi fatahaadda webiga ShabeElle oo wali dhex ceegaaga dhul-beereed ballaran.

Waxaana Shirkadda filsan ay abuurka beeraha usoo bandhigtay Beeraleyda Gobolka shabeellaha dhexe si ay ugu faa’ideystan tacabka Beeraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here