Kulan looga hadlayay hormarinta Tiknolajiyada oo lagu qabtay Kismaayo.

0
65

Jowhar (Radio Isnaay)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyada  Jubbaland Mascuud Cabdullaahi Axmed oo uu weheliyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Saacid Cabdullaahi Maxamed ayaa kulan la qaatay hoggaanka Jaamacadaha fadhigoodu yahay magaalada Kismaayo.

Shirkan oo ay ka soo qayb galeen xubno ka socday dhammaan Jaamacadaha Kismaayo ayaa looga hadlayey wadashaqaynta Wasaaradda iyo Jaamacadaha iyo sidii loo horumarin lahaa Tiknolajiyada.

Warbixintan waxaa soojeedinayso:- Maryamo Sheekh Cabdi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here