Bulshada Degmada Jalalaqsi Oo dalbay in loo dhiso Buundada Degmadaasi

0
88

Jowhar (Radio Isnaay)-Bundada degmada jalalqsi ee gobolka hiiraan ayaa waxaa sameyn ku yeeltay fatahadii  wabiga shabelle  ee dhowaan halkaas ku dhuftay

Fatahada  ayaa saameyn ku yeltay goobaha ganacsiga beeraha  bundooyinka iyo wadooyinka muhiimka u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxman

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here