Agabka Nadaafadda Oo Loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Deegaanka Luglow.

0
106

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deeqdan gar-gaarka ah la gaarsiiyey qoysas kamid ah dadkii kasoo barakacay fatahaada El-Nino,ayaa waxay isugu jirtey agabka nadaafadda oo noocyo kala duwan kuwaas oo u dib u dajinta loogu sameeyay deegaanka Luglow, iyadoo Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubaland ay waday dadaalo dadkaa wax loogu qabanayo tan iyo markii ay fataahadaha ay dheceen.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here