Wasiir hore oo xukuumadda Kenya ka tirsanaa oo musuqmaasuq loo xiray.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirkii hore ee dalxiiska dalka Kenya Najib Balala ayaa la xiray, waxana la horgeeyay maxkamad kadib markii lagu eedeeyey musuqmaasuq.

Isaga iyo saraakiil kale oo dawladda u shaqaynayey ayaa loo haystaa lacago lagu bixiyey sifo aan sax ahayn, kuwaas oo gaaraya 119 Malyan oo doollar.

Waa wasiirkii ugu horreeyey ee xil hore u hayey ee musuqmaasuq loo xiro tan iyo markii xukunka qabtay William Ruto sannadki hore.

Balala wuxu ahaa wasiirka dalxiiska ee Kenya muddo 12 sano ah, isagoo la soo shaqeeyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here