Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Berbera ayaa laga daahfuray mashruuca taakuleynya kaluumeysatada Soomaliland.
Madasha lagu daahfurayay mashruucaan ayaa waxaa goobjoog ah Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta xeebaha maamulka magaalada Barbera iyo xubno kamid ah kaluumeysatada Barbera.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.