Maamulka Mahadaay oo codsaday in laga Taageero dayactirka dhismaha xarumaha degmada.

0
63

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Hirshabelle ayaa Waxa ay Kormeer Indha Indhey Ah Ku tageen Dhismaha Xarumaha Degmada Iyo Saldhiga Degmada Mahadaay Oo Burbursan Tani Ilaa Xilligi Dowladii Dhexe Ee Soomaaliya.

Waxaa Soo jeedineysa : Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here