Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta maamulka Soomaliland cali maxamed xasan oo ay weheliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta siciid xasan ayaa Dhagax-dhigay wado laami oo kor loogu qaadayo Bilicda iyo quruxda Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Soomaliland.
Waxaa Soo jeedinaya : – cabdcasis Xasan.