Dhaqatiirta Magaalada Jowhar oo ka digay Halista Cudurka Jabtada

0
89

Jowhar-(Isnaay Radio)- Warbixinta ay soo saartay Hey’adda Caafimaadka Dadweynaha ee England ayaa lagu sheegay in muddadii u dhaxeysay 2018 ilaa 2019 ay korodhay saameynta cudurka Jabtada iyo xanuuno kale waxaana laga soo tabiyay dhammaan dadka ay da’dooda tahay 15 iyo wixii ka sarreeya.
Dadka ugu badan ee cudurka jabtada uu ku dhacay waa kuwa ay da’dooda u dhaxeyso 20 ilaa 24 sano. Tiradaas oo horay u ahayd 13,623 ayaa haatan gaadhay 17,443.

Dr Sharmaarke Ibraahim Khaliif oo kamid ah Dhaqaatiirta Kahowlgala Jowhar ayaa Faahfaahin guud kabixiyay Saameynta Cudurkaan iyo Sida la isugu gudbiyo Cudurka.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:-  Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here