Bahda Caafimaadka Dhoobley oo kadigay Cudurro ka dhalan karo Biyaha Fadhiya Wadooyinka.

0
90

Jowhar-(Isnaay Radio)- inta badan goobaha ay biyaha fadhiistaan ayaa Waxaa ka dhashey Cuduro halis ku ah Bulshada,Degmada Dhoobley waxay kamid tahay Degmooyinka uu saameeyey Roobka daadadka watey wadooyinkana ay biyaha fariisteen.

MCH-ka boos miro ee dhoobley Waxaa uu ka mid ahaa xarumaha Caafimaadka oo shaqadooda xili Welba socon jirtey waxaana saameyn xoogan u geystey daadadkii ku Soo rogmadey degmada taasina waxa ay sababtey in uusan in mudo ah shaqeynin Balse hada waxaa uu dib u bilaabay shaqadiisa asiga oo adeegyo kala duwan siiya bulshada xaafadaha degmada dhoobley.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Cabdi Wali Axmed Hiloowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here