Tababar ku saabsan sidii wax loogu qaban lahaa bukaanada oo lagu qabtay Togdheer.

0
37

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka ee maamulka Soomaliland ayaa magaalada Burco ka daah furtay tababar kusaabsan sidii wax loogu qaban lahaa bukaanada qaba Xaaladaha dag daga kaasi oo loo qabtay dhaqaatiir ka kala socotay Gobolada Togheer, Saraar, iyo Sool.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here