Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay Cudurada ka dhasha fatahaadda Wabiga.

0
51

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qasaaraha ka dhasha fatahaada  waxeey  saameeyn ku yeeshaan  beeraleeyda ku tiirsan   dalagyadii ay  beerteen,  waxaana  meesha ka  dhasha nafaqo-dari  sababata inaay ka dilaacaan cudurro  soo foodsaarta bulshooyinka ku nool agagaarkaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here