Maamulka Gobolka Hiiraan iyo ganacsatada oo bilaabay dib u dayactirka wadada laamiga Baladweyne.

0
43

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin Sufurrow ayaa si rasmi ah u daah furay dib u dayactir lagu sameynayo wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne taasoo waxyeelo ay u geysatay fatahaadii ku dhufatay magaalada.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here