Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin ayaa Ciidamada ATMIS kala wareegay deeq kala duwan oo loogu tala galay dadka ay saameysay fatahaadda wabiga Shabeelle ee Baladweyne.
Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.