PSG, Inter & Kooxaha Ay Barcelona Ku Aadi Karto Wareega 16-ka Champions League.

0
159

Jowhar – ( radio isnaay ) – Kooxda Barcelona ayaa kaalinta 1-aad kaga soo baxday Group-keeda champions League inkasta oo ay guuldaro kala kulantay kulankii ugu dambeeyay.

Barcelona ayaa haatan sugaysa isku aadka iyada oo isha ku haysa kooxaha ay la ciyaari karto wareega 16-ka.

Kooxda Xavi ayaan ku aadi doonin kooxaha Real Madrid iyo Atletico Madrid maadama ay isku dal yihiin.

Sidoo kale Barca ayaan la ciyaari doonin ama ku aadi doonin koox ay horay isugu soo arkeen wareegii Group-yada.

Taas ayaa la macno ah in ay Barcelona ku aadi karto 7 kooxood midkoo wareega 16-ka champions League.

Halkan Kaga Bogo kooxaha ay ku aadi karto Barcelon:

Paris Saint-Germain

Inter Milan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here