Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada gargaarka Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay dadka ay fatahaada ku sameeysay Degmada Jalalaqsi.
madasha lagu qeybinayey deeqda waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle,iyo kan degamada Jalalaqsi.