Waddooyinka Galkacyo ee ku burburay Roobnka Oo dib u dayactir lagu samaynayo.

0
68

Jowhar (Radio Isnaay)- Iyada oo magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ay saameyn kala duwan ku yeesheeen daadadkii roobka dhawaan ka da’ay ayaa Maamulka magaalada Galkacyo Galmudug waxay dayactir ku bilaabay wadooyinkii ku burburay Roobka iyo Daadadka Magaalada Gaalkacyo.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here