Wadada Laamiga ah Ee Baladweyne Oo La Dayactirayo.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudiga gaadiidleyda Baladweyne oo kaashanaya maamulka Hirshabelle ayaa xeray wadada laamiga ah ee dhaxmarta magaalada si dayactir loogu sameeyo.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here