Tababar ku saabsan dhirigalin iyo diyaargaroow oo loo qabtay Ciyaartoyda Hirshabelle.

0
163

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xulka kubadda cagta dowlad goboleedka Hirshabeelle oo sanadkan ka qeyb galaya cayaaraha maamul-goboleedyada iyo gobolka banaadir oo dhawaan lagu qaban doono muqdisho ayaa bilaabay in ay sameyaan tababar la xiriira diyaargaroow ku aadan tartankaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here