Xaalada muhaajiriinta oo laga deyrinayo dhibaatooyinka ay la kulmaan

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda u qaabilsan qaxootiga Qaramada midoobay ayaa sheegtay in tiro badan oo aan hore loo arag oo gaareysa nus milyan qof in ay ka gudbeen keymaha Darien ee u dhexeeya koonfurta iyo bartamaha qaaradda Ameerika sanadkan.

Dadkaas ayey hay’addu ku sheegtay in ay raadinayaan ammaan iyo nolol wanaagsan,

Hay,adda ayaa ka digtay xaalad bani’aadannimo oo deg deg ah oo halkaas ka dhalaneysa.

Qaramada Midoobay waxay ku baaqday kaalmo degdeg si wax looga qabto dhibaatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here