Wasaaradda Gar gaarka Hirshabeelle oo deeq kala wareegtay Ciidamada ATMIS.

0
82

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Garoonka Diyaaradaha Maxamed Dheere Ee Magaalada Jowhar waxaa lagau qabatay Munaasabad oo ay ka qeyb galeen Maamulka Gobolka Shabeellaha dhexe iyo wasaarada Gar gaarka hirshabeelle.taasi oo ay soo qaba qaabiyeen Ciidamada ATMS.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here