Qoysas ay saameeyeen Fataahada wabiga Jubba oo la gaarsiiyay deeq Gar gaar ah.

0
111

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamida bulshada rayidka ee Magaalada kismaayo oo iskooda isku xilqaamay ayaa deeq gar gaar ah gaarsiiyay dadka ay saameeyeen fataahadaha ee dib u dajinta loogu sameeyay waqooyiga Magaalada kismaayo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here