Jowhar – ( Radio isnaay ) – Madaxweyne-ku-xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi Ismaaciil (seylici) ayaa magaalada Hargeysa ka daah furay mashruuca horumarinta jaamacadaha BSU kaasi oo ah mashruuc aay ku midoobeen kana wada shaqeynayaan Jaamacada Hargeysa iyo jaamacahadaha kuyaal wadanka Denmark.
Waxaa SooM jeedinaya :- Cabdicasiis xasan.