Xarun Caafimaad oo laga Hirgeliyay xaafada Ceeljaale ee Baladweyne.

0
69

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Maamulka isbitaalka Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa xarun loogu talagalay in gargaar caafimaad loogu sameeyo dadka ka barakacay fatahaada Wabiga ka furay deegaanka Ceeljaalle ee Magaalada Beledweyne.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here