Wasaaradda Beeraha Hirshabelle Oo Ku Baaqday In loo Gurmado Mahadaay & Jalalaqsi

0
119

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasiirka Kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqare oo ka hadlaya xaaladaha Dadka ku nool Degmooyinka Mahadaay iyo Jalalaqsi ayaa sheegay in ay tahay mid liidato,Isagoona ku baaqay in loo gurmado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here