Dhismo cusub oo lagu kordhiyey xarunta keydka daawooyinka Somaliland.

0
113

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka maamulka Soomaaliland ayaa xadhiga ka jaray dhismayaal cusub oo lagu soo kordhiyey xarunta keydka daawooyinka ee maamulkaasi.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here