Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha XFS ayaa magaalada muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay doorka ay haweenka somaaliyeed ka qaadan karaan nabadgalyada iyo amniga.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.