Ganacsatadii Ku Hanti Beeshay Dabkii Ka Kacay Suuqa Jowhar Oo Deeq Lagaarsiiyey.

0
74

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddiga ganacsatada degmada jowhar ayaa deeqlacageed ku wareejisay ganacsadii ku hanti beeshay dabkii 28 agoos ee sanadan 2023 ka kacay suuqa weyn ee xaafada hanti wadaag.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here