Bulshada Degmada Xawaadley Oo cabsi ka qaba Fatahaada Webiga Shabelle

0
106

Jowhar ( Radio Isnaay)- Cabsi aad u weyn ayaa laga qabaa qeybo Kamid ah Webiga Shabelle ee Mara Degmada Xawaadley Kadib dadaalo logu hortagayo ee Sameynayaan laamaha Amaanka iyo Shacabka Degmada oo Kaashanaayo Ciidmada ATMID qeybta 5-aad ee ku sugan Gobalka Sh/dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here