Bulshada Deeganka Warciise Oo dalbaday Gargaar

0
95

Jowhar (Radio Isnaay)- Guud ahaan Soomaliya waxaa xiligaan ka jira Roobab wato daadad kaasi oo saameeyay qeybo kamid ah Gobalada Soomaliya waxa ayna sababeen  barakac iyo in ay go’aan dalagyada Beeraha.

Deeganada hoosyimda magaalada Jowhar ayaa xiligaan laga dareemayaa cabsi ku aadan fatahaada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here