Warbixin:- Maxaad kataqaanaa Raashinka Kaqosliya Ilmaha Kujira Uurka Hooyada?

0
170

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haddii aad ka mid tahay dadka aan jecleyn dhadhanka qaxwada iyo noocyo kale oo raashinka ah, qaar kalena aad dhadhankooda ka heshid, kaligaa ma tihide waa lagula qabaa dareenkaas.

Cilmi-baaris cusub ayaa lagu soo bandhigay noocyada raashinka ay ku farxaan iyo kuwa ay ka caroodaan ilmaha ku jira uurka.

Daraasad ay dhawaan seynisyahanno ku sugan UK ku sameeyeen 100 haween ah oo uur leh iyo ilmaha calooshooda ku jira ayaa lagu ogaaday in marka ay hooyada xaamilada ah cunto karooto ay ilmaha uurkeeda ku jira ”dhoolla-caddeeyaan” marka ay khudaarta cagaaran cuntana ”aysan ku farxin”.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow Maxamud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here