Hay’adda Qaxootiga Jubbaland Oo Sheegtay In Hadii Fatahaduhu Sii Socdan Qatartu Sii Badan Karto.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaada Wabiga Jubba uu ka gaystay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa sababtay in kumanaan qoys ay ka barakacaan deegaanadii ay daganaayeen ka dib markii ay biyuhu u soo galeen.

Waxaa soo Jeedinaya: – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here