Dadkii ka barakacay tuulada Gololeey oo Codsaday in la Caawiyo.

0
117

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad boqol  qoys ayaa ka barakacday tuulada golaleey oo hoostimaada degmada Jowhar.

Dadkan ayaa ahaa beeraleey ,beerahiina waxa abaabiyay biyaha, xareeda ee roobabka ah ,iaygoo u Barakacay tuulooyinka doon furuqle iyo qarqaroow oo dhanka galbeed kaga began tuuladaasi.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here