Sare u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Caanaha Suuqyada Baydhabo.

0
91

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dhaqdhaqaaqa adeegyada bulshada magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka ka tirsan ayaa maalinba maalinta kale ee ka dambeysa sii cuslanayaan taasi oo qeyn ay ka yihiin sameynta roobabka iyo fatahaadihii ka dhashay iyadoona sidoo kale dhinaca dhaqaalaha ku sii adkanaysa bulshada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here